Qoyska Eng Yariisow oo booqday xarunta gobolka Banaadir (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta xarunta maamulka gobolka Banaadir booqasho ku tagay Qoyskii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Gudoomiyihii gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cusmaan Yariisow. Qoyska uu ka baxay Eng Yariisow waxaa xarunta maamulka gobolka Banaadir kusoo dhaweeyay kusimaha Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Gudomiye kuxigeenka maamulka iyo Maaliyadda Ibrahim Cumar Mahad Alle. Qeybaha kala duwan ee xarunta … Continue reading Qoyska Eng Yariisow oo booqday xarunta gobolka Banaadir (Daawo Sawirada)